Turkiga oo ka bilaabay Maxkamadeynta dad loo heysto dilkii Khashoggi oo ay ku jiraan…

Labaatan qof oo u dhashay Sacuudiga oo ay ku jiraan laba kaaliyeyaal u ahaan jiray Dhaxal-sugaha boqortooyada, Maxamed bin Salmaan, ayaa Jimcaha maanta ah ay maxkamadeyntooda ka billaabatay Turkiga iyagoo maqan, waxaana lagu soo eedeeyey dilkii iyo jarjaristii loo gaysteen wariye Jamaal Khashoggi. Khashoggi, oo ahaa 59 jir, ayaa la shaqeyn jiray boqortooyada, laakin isku … Continue reading Turkiga oo ka bilaabay Maxkamadeynta dad loo heysto dilkii Khashoggi oo ay ku jiraan…